Ku saabsan
Ku saabsan
Waxaa jira siyaabo badan oo aad ku kordhin karto ammaankaaga gaarka ah inta aad isticmaalayso browserka The Onion Router (TOR). Isticmaalka TOR ka sokoow, waxaan kugula talineynaa isticmaalka adeegyada la aamini karo ee Shabakadda Gaarka ah ee Virtual (VPN) si kor loogu qaado amniga isu-socodka bogga. Markaad galayso kombiyuutar serfer oo yaala meel ka baxsan qof waddankiisa ka hor inta aanad isticmaalin TOR, isu-socodka gaadiidka shabakadaada ayaa la socodka looga ilaalinayaa. Brawsarka TOR dhexdiisa, waxaa jira tiro isku habayn oo dhowr ah oo lagu taliyay gudaha qaybta “amniga iyo badbaadada”ee TOR gudihiisa ah. Marka hore, VPN-kaaga.ka shaqaysii. Kadibna:
You may choose from multiple platforms and contact us in numerous languages. To process your information efficiently, we ask you to state your information as succinctly as possible, provide your name, location, and preferred language, and upload all relevant files such as photographs, videos, and documents to support your information. An RFJ representative will soon contact you. Please be patient, as RFJ reads every tip we receive.
Please open your Line app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843
Please open your Viber app to submit a tip. The number is +1 202 702 7843
Please visit our Tor-based tips-reporting channel at: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion
Waxaad ka dooran kartaa meelo badan oo aad nagula soo xiriirto oo luqado aad noogu soo gudbin karto. Si xogtaada si hufan loo socodsiiyo, waxaan ku waydiisanaynaa inaad macluumaadkaaga aad u sheegto sida ugu kooban ee suurtogalka ah, u soo raaci magacaaga, goobtaada, iyo luqadda aad door bidayso, oo aad geliso dhammaan faylasha khuseeya sida sawiro, muuqaalo, iyo dukumeenti si xogtaada ay wax uga tarto. Wakiil RFJ ka socda ayaa dhawaan kula soo xiriiri doona. Fadlan samir yeesho, maadaama RFJ ay akhrinayso tilmaan kasta oo na la soo gaarsiiyo.
Fadlan fur abkaaga Line-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160
Fadlan fur abkaaga Viber-ka si aad tilmaan noogu soo gudbiso. Lambarku waa +1 (202) 975-9160
Fadlan booqo kanaalka-warbixinta talooyinka-ku-saleysan Tor ee ah: he5dybnt7sr6cm32xt77pazmtm65flqy6irivtflruqfc5ep7eiodiad.onion